Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa magacaabay Wasiiru Dowlayaal kamid noqanaya Golahiisa Wasiirada.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu soo dhameystiray xubno Wasiiru dowlayaal ka harsanaa Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha cusub.