• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Akhriso:-Madaxweynaha Jubbaland oo dhaliilay Madaxda Dowladda Soomaaliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 21, 2018
in Warar, Wararka Idaacadda, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khudbad ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka.

Madaxweynahu ugu horayn wuxuu Dowlada iyo Shacabka ree Puntland uga mahad celiyay soo dhawayntii qiimaha lahayd ee ay u sameeyeen dhamaan Hogaamiyayaasha kasoo qaybagalay shirkan iyo martida kale isagoo xusay in ay tahay wax lagu daydo oo ka turjumaya dhaqanka Soomaalida.

Madaxweynahu wuxuu ku dheeraaday sida uu usii xumaanayo amniga wadanka iyo gaar ahaan in la gabay masuuliyadii ka saarayd Dowlada Federaalka ah hogaaminta dagaalka ka dhanka ah Argagixisada isagoo cadeeyay in uu qabo tuhun ah in Al-Shabaab ay Dowladu kula jirto gorgortan taas oo meesha ka saartay howlgaladii dalka lagaga xorayn lahaa.

Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in amnigu uu yahay ahmiyad gaar ah oo ay ahayd in laga wada shaqeeyo hadii la waayo taasna aysan xaalada wadanku horay u socon karin wuxuu sheegay in Dowladu ay xiita sugi ladahay amniga wadada makka Almukkarama taas oo xiita la kala xidh xidhay oo shacabku ay dhib badan ku qabaan isagoo hoosta ka xariiqay in ay tahay in howlahaas dib loo eegi doono isla markaasna madashu ay go’aan kasoo saari doonto xaalada amaanka wadanka.

Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu sheegay in dhamaan heshiisyadii la galay aysan waxba ka fulin qaarkoodna ay Dowlada Federaalka ah isbadal ku samaysay kuwaas oo kala ahaa heshiiyada qaybsiga khayraadka amniga iyo Doorashooyinka.

Isagoo arintaas ka hadlaya ayuu Madaxweynahu sheegay in Dowladu ay faafisay daacayado been ah oo ay ku sheegtay in madaxda Dowlad Goboleedyadu ay mudo xileedkooda kordhinayaan taas oo uu sheegay in ayna waxba kama jiraan tahay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu sheegay in Doorashada Jubbaland ayna hal maalin daba maraynin wakhtigeeda isla markana ay sidaas oo kale yihiin dhamaan Dowlad Goboleedyada oo aysan jirin cid mudo kororsi samaynaysa wararka ay faafisay Dowlada Federaalka ahna ay qayb ka tahay dagaalka cad ee ay kula jirto hanaanka Federaalisaka ah oo ay uga gol leedahay in shaqaaqooyin ay ka abuurto Dowlad Goboleedyada.

Waxaa kale oo Madaxweynahu uu sheegay in Doorashada 2020 ayna qabsoomi karin waliba lagu hungoobi karo hanaankii qof iyo Codka ahaa hadii Dowlada Federaalka ah ayna badalin wadada ay dalka ku wado oo burbur horseedi kara.

 

Madaxwaynahu wuxuu sheegay in hanaanka Federaalka ah ee yahay nidaam daawo looga dhigayo dhibaatadii dalka ka dhacday isla markana guulo waa weyn laga gaadhay taas oo ay tahay in aan indhaha la iska tirin umada Soomaaliyeed ayuu sheegay in ay u taalo in ay wado kale qaado marka ay dhamaadaan dhibabkii loo qaatay hanaanka Federaalka ah oo anan wali gaadhin isgoyska aan wado kale ku dooran lahayn.

Madaxweynaha Jubbaland waxaa uu madaxda Federaalka ah xusuusiyay in ay Dowladnimada Soomaaliya tahay qori isku dhiib ninba uu meel gaadhsiinayo oo aanay ahayn wax maanta uun bilowday Dowladahii Soo maray dalka burburkii ka dib ayuu sheegay in ay mudan yihiin in lagu amaano sida ay ugu soo dhabar adaygeen marxaladahii adkaa ee ay dalka soo dhaafiyeen.

Khilaafka Dowlad Goboleedyada iyo Federaalka ayuu sheegay in ay sal u yihiin qodobo masiiri ah sida amniga wadanka qaybsiga khayraadka doorashooyinka iyo dib u eegista Dastuurka oo hadii aan laga heshiin koox kali ah ayna siday doonto ka yeeli karin isla markana daraf qudha ayna Soomaaliya aragtidooda iyo wixii ay jecel yihiin ku maamuli karin.

Gaba gabadii Madaxwaynahu wuxuu sheegay in xaalada wadanka si guud loo qiimayn doono mudada shirkan uu socdo isla markana kadib la guda gali doono sidii dhamaan Bulshada Siyaasiyiinta Aqoon yahanka iyo Culimadu u yeelan lahayeen shirar aayaha wadanka lagaga hadlayo.

Previous Post

Sawirro:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo heshiis la saxiixatay Hay’adaha ku guulaystay….

Next Post

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo dalka ku soo laabtay kana Warbixiyay safarkiisii

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo dalka ku soo laabtay kana Warbixiyay safarkiisii

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00