Dhagayso: Warka Duhur 07-05-2015 by Maxamed Nuur Muxuyadiin & Farxiyo Maxamed Xuseen
Ninkaasi oo 22-jir ah ayaa la sheegay inuu iskiisa iskugu soo dhiibay Saldhig ay Boliska Kenya ku leeyihiin meel ku ...
Ugu yaraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Qarax Miino oo lagula Eegtay Ciidamada Dowladda Degmadda Howl-Wadaag Ee ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose. Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona ...
Magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxaa shalay la soo taagay afar gabdhood oo la soo qabtay iyagoo qorsheynayey inay u ...
Boliska ku sugan Degmadda Ragusa ee Jesiiradda Sishiliya ee dalka Talyaaaniga waxay gacanta ku dhigeen nin Soomaali ah oo lagu ...
Inkastoo Taliyahaasi, Sarreeye Guuto Michael Ondogo ay Maxkamadda Ciiddamadda Uganda sheegtay in lagu waayey dembiyaddii lagu soo oogay ayaa waxa ...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.