Deg Deg;Madaxweyne Xasan Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbadda Hoose.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona Xaflad lagu furayo Baarlamaanka Maamulka Jubbaland sido kale waxa la dhaarin doona sida ay Wararka sheegayaan Xildhibaanadda Maamulkasi.

Waxa jira Warar kale oo sheegaya in Sido kale ay Kismaayo Tagi doonan Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalalka Itoobiya iyo Kenya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor