Xulka Wararka

Maxkamadda G/Banaadir oo shaacisay waqtiga Go’aanka laga gaarayo kiiska Sayid Cali

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa muddeysay waqtiga la dhageysanayo Go’aanka dacwada kama dambeysta ee kiiska Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisii oo uur laheyd bishii hore ku gubay…

RW Xamse “Dib u daabicidda Shillin So. wuxuu qeyb ka yahay kobaca dhaqaalaha dalka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Hamza Abdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee hagista Mashruuca Dib-u-daabicista Shillin Somaaliga, kaasi oo looga hadlay sidii loo…

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin la sheegay inuu Burcad yahay uuna dilay qof shacab ah

Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaaley oo  Gudanaya waajibkooda shaqo ayaa gacanta ku dhigay Mid kamid ah Kooxda Burcadka hubeysan ee dadka Shacabka ah dhaca. Waxaana Booliska oo soo bandhigay shaqsigaan ay…

Wararka Idaacadda

Faah faahin: Dab xooggan oo ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

Dab xooggan ayaa arroornimadii hore ee saaka oo Axad ah ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Suuqa weyn Bakaaraha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybta Cabdalla Shideeye ah Suuqa…

Minister of Interior meets SSF head, discusses bolstering cooperation

The Minister Interior, Federal Affairs and Reconciliation Minister Ahmed Moallim Fiqi on Tuesday held a meeting today with Bianca Jinga, the Head of the Somalia Sustainability Fund (SSF) Phase 3…