Warark aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Bartamaha Magaaladaas lagu arkayo Caagag loo maleynayo in ay qaraxyo ku jiraan.
Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Puntland ayaa ku harereysan halka la sheegay in uu qaraxa yaallo oo ah Aaga Isgoyska Suuqa Caanaha ee Boosaaso sida ay Dalsan u sheegeen qaar ka mid ah Magaalada Boosaaso.
Ciidamada aya tan iyo Galabta daka u diidaya in ay ka agdhawaadaan Goobta looga shakisan yahay in uu yaallo qaraxa,waxaan sidoo kale la xiray goobihii Ganacsi eek u yaalla Aaga Suuqa Caanaha Magaalada Boosaaso.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntladn ayaa xiriir lasameynay si aan wax uga weeydiino arrintaas balse kama jawaabin taleefoonaena.
Wixii ku soo korha kala socda radiodalsan.com