Ugu yaraan 40 qof oo ku geeriyootay Qaraxyo ka dhacay dalka Syria.
Qaraxyadaasi waxay ka dhaceen inta badan Deegaanadda ay Dowladda Syria gacanta ku hayso ee magaallo xeebeedka ee Tartuus bartamaha agaalladda Xomas, duleedka Caasimadda dalkaasi ee Dimishiq iyo magaalladda Xasaka ee W/bari ee dalkaasi.
Telefishinka Dowladda Syria ayaa sheegay in ugu yaraan 11 qof geeriyootay, 45 kalenaku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay magaalladda Tartus oo ku taalla Xeebta dalkaasi.
Dhinaca kale, Kooxda Daacish ayaa sheegatay qaraxii ka dhaay agaalladda Xasaka ee Syria.
©Radio Dalsn