Shirkii Dib u-eegista Dastuurka ee Garoowe oo Warmurtiyeed laga soo saaray

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta lagu soo geba gabeeyay shirweynaha Arrimaha Dastuurka kaas oo mudo laba Maalin ah ka socday Magaaladaas.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galay gudiyada dastuurka ee barlamaanka Soomaaliya, barlamaanada dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Somaaliya iyo gudiga madaxa banaan ee dibu eegista dastuurka.

Shirweyanhaas oo ahaa kii labaad ayaa waxaa lagas oo saaray Warmurtiyeed ka kooban laba Bog kaas oo lagu soo bandhigay waxyaabihii looga hadlay.

Hoos Ka Akhriso Warmurtiyeedka Shirka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor