Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay waxgaradka kasoo jeeda Galmudug

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda Galmudug.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media