Shir looga hadlayo Ganacsiga iyo maalgashiga Soomaaliyaa oo maanta ka furmaya Turkiga

Shirkaan oo ka qeyb galayaan masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya,Maamul goboleedyada iyo Ganacsato u dhalatay dalka Turkiga ayaa maanta ka furmaya magaalada Istanbul kaas oo diirada lagu saarayo maalgashiga Soomaaliya.

Wasiirka Ganacsiga oo faah faahiyay shirkaas ayaa sheegay in ay muhiim tahay maalgashiga Somalia si dalka uu noqdo mid ganacsigiisa uu horumaro.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor