Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa Magaalada Jowhar ka sheegay in uu walwal ka qabo howlgalka ka dhanka ah Alshabaab ee Deegaano dhaca degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe lag sameynayo.
Madaxweyne Waare ayaa dalbaday in Howlgalka uu Iclaammiyay Madaxweyne Farmaajo ee ka dhan ah Alishabaab in mar kale latashi laga sameeyo.
Hadalka Waare ayaa ku soo aadaya xili shirkii uu uga qeyb galay Muqdisho ee Dowlad Goboleedyada iyo dowladda Dhexe waxyaabihii lagu heshiiyay ay ka mid ahaayeen in siwadajir ah loola dagaalamo Al-Shabaab.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Hir-Shabeelle