Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa Maanta waxa ay tageen Goobtii uu qaraxa qasaaraha badan geestay uu ka hacay ee Zoobe.
Shacabkaan oo rag u badnaa ayaa markii ay Salaada Jimcaha soo dukadeen waxa ay isugu yimaadeen Bartamaha Isgoyska Zoobe iyaga oo u duceyeeyay Shacabkii ku geeriyooday qarixii Zoobe.
Goobtii Musiibadu ay ka dhacay ayaa waxaa haatan ka socda dayactir,iyada oo Maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in Maalinta Berito ah idb loo furi oono Maalmo ka didb.
Hoos Ka Daawo Sawirrada