• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Sawirro:-Dowladda Sudan oo Ardayda Soomaaliyeed u balan qaaday Deeq Waxbarasho

Bilan Media by Bilan Media
August 2, 2017
in Warar
Reading Time: 5 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Wasaaradda  Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Soomaaliya Cabdi Daahir Cusmaan oo ay wehlinayaan Dr. Cali Sheekh Axmed Abuukar lataliyaha Wasiirka, Ismaaciil Yuusuf Cusmaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada, xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ku xigeenka Gudiga hormarinta  adeega bulshada Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa kulankaas goobjoog ka ahaa dhamaan kulamadaas Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax iyo Uqeebsanaha dhanka waxbarashada Safaaradda  Dr. Cabduqaadir Maxamuud Cali Guulane.

Wafdiga ayaa  booqday xarunta Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare ee Suudaan waxaana halkaasi ku soo dhaweesay Drs. Sumaya Abuu kashwa  oo ah Wasiirada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dalka Suudaan, soo dhaweenta ka dib ayaa wasiirku waxa uu kulan la qaatay   Wasiiradda  isagoo kala hadlay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan gaar ahaan labada wasaaradood oo ay kala matalaan wuxuuna wasiirku tibaaxay in uu diyar u yahay  adkeenta xiriirka labada wasaaradood iyo dhaqan galinta  hishiisyadii horay loo galay.

Dhinaca kale Wasiirada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Suudaan ayaa iyadana sheegtay in ay diyaar u tahay dhamaan in ay garab istaaagto ka wasaarad ahaan wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Soomaaliya ayna ka haqabtiri doonaan baahiyadooda dhan walbo, waxaa ay intaas ku dartay in ay ku dadaalayaan sidii ay deeqaha waxbarasho ee Dalkeeda siiso Soomaaliya sii laba jibaari doonaan.

Wafdiga Wasiirka  ayaa waxaa booqasho ku tageem mid ka mid ah Jaamacadaha faca weyn ee ka dhisan Dalka Suudaan taa oo ah Jaamacadda Niileeyn waxna ka dhigtaan arday Soomaali ah isagoo la kulmay maamulaha Jaamacadaasi, waxuu balan qaaday maamulaha Jaamacadaasi in sanadkan bixin  doonaa ilaa iyo tobon boos oo heerka labaad ee darajada Master ah qaab lacag la’aan ah si loogu faa’ideeyo ardayda Soomaaliyeed ee u baahan deeqahaasi.

Cabdi Daahir Cusmaan Wasiirka Wasaaradda  Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Soomaaliya ayaa dhankiisa bogaadiyay maamulka Jaamacadaasi sida hagar la’aan ta ah oo ay ugu hagar baxaan ardayda Soomaaliyeed, wuxuuna cadeeyay in abaalkaasi  aanu ahayn mid ay ilowsanyihiin shacabka Soomaaliyeed.

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka ayaa  lagu wadaa saacadaha soo socda in uu la hadlo Jaaliyadda iyo Ardayyda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Khartuum ugana warbixiyo xaaladaha uu marayo Dalka isagoo gabagabadii safarkiisana booqan doonaa Jaamacada Afrika oo ay wax ka bartaan badanaa ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Khartuum

Sawirro

Previous Post

Dhageyso:-Taliska Nabad-Sugida Jubbaland oo digiin u diray Shacabka Kismaayo

Next Post

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo fariin u diray Wariyaasha Soomaaliyeed

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Next Post

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo fariin u diray Wariyaasha Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Labada Dal Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee...

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

by Ilhaan
May 22, 2025
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta marti gelin doonta qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan dalka, kuwaasoo horey u...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
  • Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
  • Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00