Ciidamada Amniga dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay hub u badan hoobiyeyaal iyo gaari hoomey ah oo loo ...
Ugu yaraan seddex madfac ayaa la soo sheegaya iney ku dhacen degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho,rasaas xoogan ayaa sido kale ...
Xaflad ballaaran oo ay isku guursadeen Caruuska iyo Caruusadda ugu da’da yar Caalamka ayaa doraad lagu qabtay magaalladda Tabuuk ee ...
The National Congress of the the Federation of Somali Trade Unions held between 5-6 April, 2016 in Mogadishu’s Maka Mukarama ...
Waxaa magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta laga furay Maqaayadii ugu horreysay ee Caalamka oo loogu talagalay inay ka cunteeyaan ...
Muqdisho, April 7, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ...
Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay inay soo badbaadiyeen in ka badan 300 Muhaajiriin Afrikaan ah, kuwaasi ...
Wareysi mar-la-arag ah oo uu Madaxweyne Omar Hassan Albashiir siiyey Laanta Afka Carabiga ee Idaacadda BBC-London waxa uu tilmaamay inuu ...
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad Tababar loogu soo xiray 161 Askari oo ka ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeetiâ€Â iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta ...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia’s Minister of Defence, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, on Friday chaired the monthly meeting...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.