Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn u baneeniyay ...
Weerarka ka dhacay Af Urur Waxaa La sheegay in lagu laayay Tiro Askara oo ka Tirsan Ciidanka Puntland, Oo Saraakiil ...
Ciidamada Booliiska Magaalada Seylac ee Gobolka Salel deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabay xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Magaalada ...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaale(Xaaf ayaa weli ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug kaas oo Shalay Safar ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalin ka hor waxaa uu garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho waraaqaha aqoonsiga ...
Warka Duhur maanta waxaa soo jeedinaya Maryan Janqow axmed iyo Gulled Cumar xasan waxaana farsameynaya maxamed cabdulaahi cali boy
Wararka naga soo gaaraya qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayan in dab la qabad siiyay saacadihii ...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi(Farmaajo) oo weli ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshooyinka kale ee u degsan ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya ayaa  u magacaabay Taliyaha isku dhafka Booliska iyo xiriirka Maamul goboleedyada, Taliyihii hore ee  Booliska Puntland ...
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar ku qaadeen fariisin Ciidamada Maamulka Puntland ay ku leeyihiin deegaanka  Af-urur ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax ...
Maanta ayaa lagu jiraa maalintii labaad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa, iyadoo si weyn looga ciidayo magaalada Muqdisho iyo guud ahaan...
Wararka laga helayo deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu weli ka socdo halkaasi, kaasoo...
GAROWE, Puntland – The semi-autonomous regional administration of Puntland has issued a strong and unequivocal rejection of the National Consultative...
Today marks the second day of Eid al-Adha, and celebrations continue in full swing across Somalia, with vibrant festivities taking...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.