Wararki ugu dambeeyey ee weerarka saldhiga Puntland , 20 Askari oo iyagoo gowaracan la helay iyo

Weerarka ka dhacay Af Urur Waxaa La sheegay in lagu laayay Tiro Askara oo ka Tirsan Ciidanka Puntland, Oo Saraakiil ku jireen
Weerarka ayaa isugu jiray Qaraxyo iyo Dagaal Toos Ah Oo Muddo Socday, Waxaana sido kale dhaawacyo la geeyay Degmada Carmo
Taliyiha Guud ee Ciidamada Puntland ayaa la sheegay inuu Halkaasi Tagay, Waxaana Dhinaca Kale Garowe ka socda Shir Ay Leeyihiin Madaxda ugu sareysa dowladda Iyo Golaha Wasiiradda,
War Lagu qoray Warbaahinta Taageerta Al Sbabaab waxaa lagu Sheegay in ay Weerarkaasi ku dileen 61 Askari, Sidey sheegteen.
Wey Adagtahay in La Helo Cid Si Dhab ah u sheegta Khasaaraha Jira.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor