Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kulankaas oo ay uga hadli doonaan arrimo muhiim ...
Maamulka Galmudug ayaa ka walaacsan abaaro ay sheegeen masuuliyiintiisa in xiligaan ay ka jiraan deegano badan oo ka tirsan labada ...
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya  iyo Xubno la socda ayaa Maanta ku wajahan magaalada New York ee ...
Barnaamijka Cawa waxaa soo jeedinaya Guuleed Cumar Xasan Waxana Farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
warka caawa waxaa soo jeedinaya Abuukar Dayax Waxaan Farsameynayey Faarax Qorsheeye
Kooxo hubeysan ayaa Caawa qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ah ...
Waasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeelatay Guddiga Korjoogteynta Dib u eegista Dastuurka ...
Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay in Sarkaal ka tirsan Maamulka Dowladda iyo 4 qof oo ilaalo u ahayd lagu dilay qaraxaasi ...
Waxaa gelinkii dambe ee Maanta duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga helay Meydka masuulka ka tirsan Wasaarada Maaliyada ...
Maanta ayaa Dab waxa uu ka kacay Guri ku yaalla Magaalada Kismaayo oo ay deganaayeen dad Shacab ah,waxaana dabkaas oo ...
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka ee Uganda, Sarah Opendi ayaa ka sal-gaartay Eedeymo sheegaya inay Shaqaalaha Caafimaadka ee Isbitaalka Doweladda ee Naguru General ...
Baarlamaan Goboleedka Hirshabeele ayaa Sabtidii shalay aheyd Maxamed Cabdi Waare u doortay Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeele kadib tartan uu lagalay ...
Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...
Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.