Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Degmada Doolow kulan kula qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ...
Waxaa ku dhawaaqay in uu is casilay Maxamed Yuusuf Tigey oo ka mid  ahaa Xubnaha  Guddiga taakuleynta ciidamada Qalabka sida ...
Guddiga Isku-dhafka ee QM iyo Midowga Afrika ee Arrimaha Nabadda iyo Ammaanka waxay Shirkoodii 13-aad ku yeesheen Xarunta Dhexe ee ...
Duhurnimadii Maanta ayaa Koox hubeysan oo wadatay Gaari NOAH, waxa ay Xaafada Xoosh ee degmada Dharkenley ku rasaaseeyeen Gaari uu ...
Warka Duhur waxaa soo jeedinya wariye yashena abuukar dayax iyo fardowso maxamuud sahal waxaana farsamynaya maxamed cabdulahi cali boy
War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in degmada Dharkenley qeybo ka mid ah lagu weeraray ...
Ciidamada Puntland ee ku sugan koontoroolka laga galo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa qabtay lacag feelsa ah oo ...
Aroornimadii hore ee Saakay ayaa rag loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaadeen koontoroolka ...
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beled ...
Qoraal ka soo baxay Xarunta Urur-gobaleedka IGAD ee magaalladda Addis Abeba ayaa lagu sheegay in isbedel lagu sameeyey magaca Xafiiska ...
Warka Waxa soo jeedinayasa fardowso maxamuud sahal waxana farsamynaya maxamed cabdulahi cali boy
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in xukuumadda Somaaliya ay haatan diyaarineyso qorsho looga hortagayo tabriibka Dhalinyarada ...
Shirkii wadatashiga qaran ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dib u dhacay, inkasta oo lagu...
Weerar gantaallo culus ah oo ay Iran saaka ku qaaday gudaha Israa’iil ayaa si weyn u dhaawacay xarunta cilmi-baarista ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay dadaallada ay dowladda dhexe wado si loo xalliyo khilaafaadka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Cumaan, Cumar Badr Albusaidi, oo ka mid ah masuuliyiinta dhexdhexaadinta wadahadallada nukliyeerka ee u dhexeeya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.