Waa Dhacdo xanuun badan oo laga argagaxo falkii uu Wiil caasi ah ku dilay Hooyadiisa oo da’ ahayd. Dhacdadan ayaa ...
22 Bishan Magaalada Kigaali ee Caasimada Wadanka ruwanda ayuu ka furmayaa tartanka karateega oo ah ciyaar %75 lugta lagu Ciyaaro ...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalka Masar, Dr. Nabil Sadiq ayaa bixiyey amarka lagu xaqiijiyo haddii uu Urur-diimeedka Al-saaciduun Bil-Xaq ku dhaqan ...
Kadib kulan dhexmaray Masuuliyiinta Wasaarada amniga Maamulka Galmudug iyo Wasaarada Arrimaha diinta iyo Awqaafta ee Maamulkaas ayaa waxaa la amray ...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka ...
Duhurnimadii Maanta ayaa qarax waxa uu ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan ...
Xildhibaanada Baarlaamanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka Maanta ...
Waxa So Saaray: Axmad Xusen Cadow Waxa Si Wadajir Ah U So Jedinaya:Â Abukar Dayax & Fardawso Maxamuud Sahal Waxa Farsamenaya:Â Maxamed ...
War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamul-gobaleedka K/galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu muujiyey Mowqifka Maamulkiisa ka taagan yihiin ...
Todobaadkii la soo dhaafay waxaa deegaanka Haawadaay ee Bariga dalka Itoobiya waxaa lagu dilay 32 Ruux oo Soomaali ah kuwaas ...
Waxaa goordhow qeybo ka mid ah degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir lagu dilay mid ka mid ah gudoomiye Waaxedyada ...
Afar Haween oo u dhashay dalka Maraykanka ayaa lagu tuuray Quraarad Aashito ah, xilli ay ku sugnaayeen Saldhigga Tareenadda ee ...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.