Waxaa Maanta inta badan xiran wadooyinka Waaweyn ee ku yaalla Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ciidamo ka tirsan kuwa booliska ...
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa waxaa lagu wareejiyay Amniga Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka ...
Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-ka bisha Octoober 2018 ayaa waxaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho kulankooda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa booqday Isbitaalka Erdogan Ex-Digfeer oo ay ku jiraan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Shilka ayaa waxa uu yimid kadib markii Gaari nooca xamuulka qaado ah uu ku dhacay Wiil Dhalinyaro ah oo watay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow aya Goordhow shaaciyay in gacanta lagu dhigay Saddex ruux ...
Wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa sheegtay in duqayn Maraykanku ka gaystay bartahama Soomaaliya lagu dilay ku dhowaad 60 ka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Axmed ...
Madaxweyne Xaaf Iyo Wefdiga Uu Hoggaaminayey Waxaa Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Kusoo Dhaweeyey Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Degmada Iyo Dhammaan Qaybaha ...
Carwadii ugu horreysay ee isgaarsiinta iyo teknoolojiyada dalka ayaa maanta ka furantay hotelka Royal Palace Hotel ee magaalada Muqdisho, taas ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraan tacabka beeraha ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-dhigidda fadhigii labaad ee Kalfadhiga 30-aad...
Nin hubeysan oo wata baastoolad ayaa xalay toogasho ku dilay laba qof gudaha Suuqa Hoose ee magaalada Hargeysa, kadib markii...
MOGADISHU – The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), has reassigned 300 staff...
JOWHAR – In a landmark step towards improving public access to civil registration, the Federal Member State of Hirshabeelle today...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.