Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya uu sirasmi ah uga furmo Shirweynaha ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan C/naasir Siciid Muuse ayaa sheegay in Ciidamada booliska Soomaaliyeed ay ku guuleysteen ...
Muwaadiniintaan Soomaaliyeed ee laga soo celiyay dalka Kenya ayaa waxay ahaayeen kuwo ku sii jeeday Magalada Kampala ee Caasimadda dalka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Kheyre wasiiradiisa ku amray inay ...
Madaxweynaha Dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Al-bashiir ayaa maanta oo Isniin ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka ...
Agaasimaha Waaxda Diinta ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Cali Dheere ayaa Wasiirka Wasaradda Dastuurka Soomaaliya ka codsaday ...
Muuqaal ay Kaamerooyinka Qarsoon duubeen ayaa waxaa si cad looga dheehan karaa kaalinta ay 15-kii xubnood ee ka tirsanaa Sirdoonka ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee duleedka Koonfureed ee Gobolka ...
Saakay waaberigii ayaa dagaal beeleed waxa uu ka qarxay deegaanka Dhumay ee duleedka Koonfureed ee Magalada laas-Caanood ee Gobolka Sool ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha warfaafinta, boostada iyo khayraadka biyaha. Ra’iisul ...
Addis Ababa, Ethiopia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud is in Addis Ababa, the capital of Ethiopia, where he is attending a high-level...
Mogadishu – The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia (FGS), MP Ali Yusuf Ali Hosh,...
Djibouti - In a move steeped in symbolism and diplomacy, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia landed today...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa si diirran u soo dhaweeyay hadalka Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, oo ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.