waxaa maanta lagu aasay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo Aaskiisa ay ka qeybgaleen, ...
Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Soomaaliya Mudane Axmed Nuur Sheekh Maxamed (Mashruuc) ayaa sheegay in wafdiga ka socday ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay cadaynaysaa in shahaadada safarka ee la xiriirta baarista COVID-19 ee dadka dhoofaya ay ka ...
Liibaan ayaa loo haystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed  Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada Hodan 10-kii December 2019. ...
Masar ayaa weydiisatay Ethiopia inay caddeyn deg deg ah ka bixiso inay billowday buuxinta biyo-xireenka ay ka sameysay webiga Nile, ...
Ciidanka booliiska gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul sharci darro ah oo horay ay u mamnuuceen ...
Maamulka dowladda hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilica ka sameeyay suuqa  degmadaasi oo ...
Wararka Idacada dalsan ay ka helayso magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya barqanimadii maanta in halkaasi ay gaartay ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe Kusoo dhoweeyey Ra'iisul Wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha ...
Wararka Iadacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka heyso magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la xiray ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb galay salaaddii janaasada, Alle ...
Maal qabeennada dunida ugu taajirsan Elon Musk, Jeff Bezos iyo Bill Gates ayaa ka mid ah shaqsiyaadka caanka ah ee ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.