Booliiska Hong Kong ayaa dalbanaya in la xiro 6 qof oo u dhaq-dhaqaaqa dimuqraadiyada oo imika ku nool dalalka reer ...
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka horyimid xubno kamid ah Xubnaha Golaha adeegga garsoorka oo ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cadi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay xubnaha Maamulkiisa ku metelaya Guddiga farsamada ay ku heshiiyeen Madaxda ...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ...
Qaar ka mid ah mas’uuliyyinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe kala qayb qaatay maalinta koowaad ee ...
Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee ...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa si kulul u dhaliilay dowladda Federaalka, waxaana uu eedeymo kala duwan ...
Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo salaadda Ciidda kula Tukaday Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa ee Xrunta u ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi ee Gaalkacyo. ...
War deg deg ah oo aan ka helayno Isgooyska afarta Jardiin ayaa sheegaya in dab xooggani uu ka kacay, waxana ...
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta maamulka Soomaliland Sheekh Khaliil Cadullaahi Axmed ayaa sheegay in aysan jirin wax bandhig faneed ah ...
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guleed ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxada. Waxaa uu bulshada ugu baaqay ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.