Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa si kulul u dhaliilay dowladda Federaalka, waxaana uu eedeymo kala duwan un jeediyay madaxda sare ee hadda talada haysa.
Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu doonayo waqti korarsi, uusana doonayn in dalka ay ka dhacdo doorasho.
Cabdi Raxmaan Cabdi shakuur ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka baxayso qaar ka mid ah qodobadii shirkii Dhuusamreeb ee u dhexeeayay madaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboleedyada