Agaasimihii warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Calinuur Salaad oo ka mid ahaa ragii hoggaaminayey ...
waxaa degmada doolow ee Gobolka Gedo gaaray  Janeraal Odawaa Yuusuf Raage Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed iyo wafdi Saraakiil ah ...
Gaashaanle Ismaaciil Cabdimalik Maalin Taliyihii guutada 16aad ee kumandooska Danab ayaa xilka laga qaaday, iyadoo dhawaanahaan ay soo baxayeen warar ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday inay kala dirtay Guddigii Rugta Ganacsiga Puntland, kuwaasi oo soo ...
Azerbaijan ayaa maanta sheegtay inay burburisay xarumo ku yaalla dalka Armenia oo laga soo rido gantaallo lagu weeraro goobaha dadweynaha ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Maanta kormeer guud ku sameeyay dhismayaal ka socda Taliska guud iyo sida ay uga howlgalaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaam Maanta ka qeyb galay Munaasabad loogu baroor-diiqayay dadkii ku dhintay Qaraxii ...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal tacsi ah u diray, golayaasha guurtida, gaar ahaan wakiilada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ...
Ciidanka Booliska Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haley karo, ...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo uu kulan siyaasadeed...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Salaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed muhiim ah...
Diyaarado dagaal oo aan weli la shaacin dalalka ay ka socdaan ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay saldhigyo ay kooxda...
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu biirtay dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, kadib markii diyaaradaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.