Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan,xilli ...
Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha dhexe ayaaa ku warramauya in Qarax khasaare badan dhaliyay uu ka dhacay Gobolkaasi, waxaana ...
Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada Dawlad Goboleed Puntland  Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa shir-guddoomiyey shirka cayimidda Hawl-maalmeedka shaqo ee Kalfadhiga 47-aad ...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska isku dubaridka gargaarka bani aadanimada QM ee Soomaaliya UNOCHA ayaa lagu sheegay ...
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu soo warramaya in ay gaaraeen Degmada Galinsoor ee Gobolka Galduud, waxaana ...
Bannaanbax ballaaran ayaa saaka Ka Billowday Qaar ka mid ah degmooyinka Gobolkani Banaadir, waxaana lasoo sheegayaa in hadda uu bannaanbaxu ...
wakiillo ka socda qaar ka mid ah dalaka daneeya arimaha Dalka Soomaaliya, ayaa muujiyey muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka ...
Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland oo ka duulaysa falcelinta bulshada reer Puntland ee khidmada baaritaanka iyo helidda shahaadada badqabka xanuunka ...
Waxaa saaka xiran qaar ka mid ah waddooyinka Magaaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana wadooyinka Xiray sida la sheegayo Ciidanka ...
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay shir Xasaasi ah ka yeelanayaan Warbixin Soomaaliya laga gudbiyay, ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooloow ee Gobolka ...
Wararka aan ka helayno Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in uu ka dhacay Gobolkaasi dagaal Khasaare dhimasho iyo ...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo uu kulan siyaasadeed...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Salaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed muhiim ah...
Diyaarado dagaal oo aan weli la shaacin dalalka ay ka socdaan ayaa xalay duqeymo culus ka fuliyay saldhigyo ay kooxda...
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu biirtay dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, kadib markii diyaaradaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.