• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 9, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Mareykanka oo si toos ah ugu biiray dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran

Ilhaan by Ilhaan
June 22, 2025
in Caalamka, Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Cumaan: Wareeggii Wadahadallada Nukliyeerka Maraykanka iyo Iiraan Ma Dhici Doonaan
1k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu biirtay dagaalka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, kadib markii diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee nooca culus ee B-2 ay duqeymo cirka ah ka fuliyeen xarumo muhiim ah oo ku yaalla gudaha Iran.

Sida laga soo xigtay ilo rasmi ah, weerarka Mareykanka ayaa lagu bartilmaameedsaday saddex xarumood oo ka tirsan barnaamijka nukliyeerka Iran – kuwaas oo kala ah FORDO, Natanz iyo Isfahan. Inkastoo wararku sheegayaan in Iran horay uga saartay hubka nukliyeerka xarumahaasi, duqeymaha ayaa sababay khasaare baaxad leh.

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay weerarka, isagoo sheegay in “hawlgalka la fuliyay uu gaaray ujeedkiisii.” Trump ayaa intaa ku daray in dhammaan diyaaradaha Mareykanka ay si nabad ah uga soo baxeen hawada Iran, isagoo xusay in Mareykanka uu doonayo nabad, hase yeeshee ay suuragal tahay weerarro kale oo dheeraad ah.

Dhanka kale, Dowladda Iran ayaa sheegtay in xarumihii la duqeeyay aysan wax howlo ah ka socon muddo bilooyin ah, islamarkaana qalabkii iyo shaqaalihii halkaasi laga raray horay.

Iran oo gantaallo culus ku garaacday magaalooyinka Israa’iil

Wararka ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Iran ay saaka gantaallo ku garaacday magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Israa’iil, iyadoo la xaqiijiyay in ugu yaraan 40 gantaal lagu riday deegaanka Xeyfa iyo hareeraha Tel Aviv. Warbaahinta Israa’iil ayaa ku tilmaantay weerarkan mid ka mid ah kuwii ugu xoogganaa ee abid Iran ku qaaddo gudaha Israa’iil.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in ugu yaraan 400 goobood oo ku yaalla Israa’iil la beegsaday hal mar, iyadoo ugu yaraan 25 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaasi, kuwaas oo la dhigay xarumaha caafimaadka. Gurmad deg-deg ah ayaa haatan ka socda goobaha la weeraray.

Cabsida sii kordheysa ee marinka Hormuz

Xaaladda khilaafka ayaa si weyn u saameysay isu socodka maraakiibta shidaalka ee marinka muhiimka ah ee Hormuz, iyadoo wararku sheegayaan in in ka badan 50 markab ay raadinayaan waddo ay kaga baxsadaan aaggaas. Marinka Hormuz ayaa ah marin muhiim ah oo ay maraan boqolkiiba badan ee dhoofinta shidaalka caalamiga ah.

Previous Post

Somali Government Airstrikes Destroy Al-Shabaab Car Bombs in Aadan Yabaal

Next Post

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

Ilhaan

Ilhaan

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Haweenka Soomaaliyeed

July 9, 2025
SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta
Warar

SOMWA & FESOJ oo Qabtay Aqoon-is-weydaarsi :Xorriyadda Saxaafadda & Badbaadada Suxufiyiinta

July 9, 2025
Next Post
Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Shir-Cilmiyeedka 3-aad ee Madasha Horumarinta Bariga Afrika, isagoo...

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  Muuse Salaad Wehliye ayaa madax ka socotay dowlad deegaanka Soomaalida kala wareegay Saanad ciidan oo loogu tala...

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

by Ilhaan
July 9, 2025
0

Madaxweynaha dalka Comoros Mudane Azali Assoumani, ayaa warqadaha Aqoonsiga ah ka gudoomey Safiirka JFS ufadhiya Tanzania iyo EAC, oo sidoo...

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

by Liban
July 9, 2025
0

The President of the Union of the Comoros, H.E. Azali Assoumani, has officially received the credentials of the Ambassador of...

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
Warar

Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
Warar

Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC
English News

President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia
English News

SOMWA, FESOJ Hold Workshop on Press Freedom and Journalist Protection in Somalia

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho
Warar

Qarax Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Muqdisho

July 9, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
  • Dowlad deegaanka Soomaalida oo hub ku wareejisay guddoomiyaha Hiiraan
  • Madaxweynaha Comoros oo Aqbalay Warqadaha Safiirka Soomaaliya
  • President of Comoros Receives Credentials from Somali Ambassador to Tanzania and EAC

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00