Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ...
Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirkiisa u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku ...
Madaxweynaha dolwad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ugu metelaya Guddiga Doorashada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed ...
Waxaa Maanta oo Isniin ah la wadaa in Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu si rasmi ah uga furmo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo dhaweeyay doorashooyinkii Golaha deegaanka iyo Guddoonka Magaalada Gaalkacyo oo maalmihii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Asluubta Soomaaliyeed. Xeer uu soo saaray ...
Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa gelinkii dambe ee Maanta howlgal qorsheysan oo dhinaca badda ah ka fuliyay ...
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dib u heshiisiinta (S/guuto Muqtaar Xuseen Afrax) ayaa Maanta qado ah la qaatay Saraakiisha ...
Dagaallo culus ayaa wali ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh, iyadoo dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ay midba tan ...
Mgaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta waxaa lagu qabtay Doorashada Duqa Cusub ee Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo Doorashada ...
Waxaa Maanta muddo kadib dhagxaantii taallay laga qaaday waddo muhiim oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan mida isku xirta ...
A prominent Somali opposition coalition, the Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (Somali Salvation Forum), which includes several former national leaders, has issued...
Maanta ayaa lagu jiraa maalintii labaad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa, iyadoo si weyn looga ciidayo magaalada Muqdisho iyo guud ahaan...
Wararka laga helayo deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu weli ka socdo halkaasi, kaasoo...
GAROWE, Puntland – The semi-autonomous regional administration of Puntland has issued a strong and unequivocal rejection of the National Consultative...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.