Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo iska casilay xubinimadii Baarlamaanka Federaalka ayaa waxaa la sheegay ...
Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in la qaadaco badeecadaha Faransiiska kadib markii madaxweyne Emmanuel ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Goordhow xafiiskiisa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan ...
Weerar loo adeegsaday Bambooyin gacanta iyo Bistoolada ayaa waxa uu ka dhacay August tobankeedii sanadkan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Ilaa ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayay ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay heshiiska sanadkii 2017-kii dhexmaray Maamulka Puntland iyo Shirkadda DP-WORLD oo ...
Maxkamadda Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxaa saakay waxaa la horgeeyay Nin lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay fal isugu jiray ...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xoogan oo waaberigii hore ee saakay lagu qaaday Saldhig Ciidanka Daraawiishta Maamulka Koonfur ...
Waxaa maalin labaad Isbitaalka Magaalada Boosaaso yaalla Meydka Gabar yar oo shalay laga helay waddo ku taalla xaafadda Raf iyo ...
Saraakiisha Ciidamada Booliska Maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa ka qayb galay heshiis nabadeed oo ay deegaanka bacda ee duleedka Matabaan ...
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay iskaashiga soo jireenka ah ee ...
Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ...
Maanta ayaa lagu jiraa maalintii labaad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa, iyadoo si weyn looga ciidayo magaalada Muqdisho iyo guud ahaan...
Wararka laga helayo deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu weli ka socdo halkaasi, kaasoo...
GAROWE, Puntland – The semi-autonomous regional administration of Puntland has issued a strong and unequivocal rejection of the National Consultative...
Today marks the second day of Eid al-Adha, and celebrations continue in full swing across Somalia, with vibrant festivities taking...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.