Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Wasiirka Waaaaradda Cadaaladda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdulqaadir Maxamed Nuur(Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminaayey ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool. ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda ...
Ugu yaraan 7 qof ayaa geeriyootay, 13 kalena wey dhaawacmeen, kadib, markii ay Diyaarad Rakaab ku burburtay dalka Raashiya. Diyaaradaasi ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Cabdinaasir ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay Guddiyada doorashooyinka heer Federaal, heer Dowlad Goboleed ...
Wasiirka Isgaarsiinta dalka Suudaan Enjineer Haashim Xasab Al-Rasuul ayaa ku dhawaaqay in Khadka Inernetka ee Mobaylka la jari doono saacadaha ...
Guddoomiye -xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jabuuti Mxamuud Cali Yuusuf oo Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Warbaahinta SPUTNIK ee laga leeyahay dalka Raashiya ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray degmada Waajid ...
Laamaha amniga ee Degmada Dolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa Maanta goob fagaare ah ku gubay Maandooriye farabadan ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo horey loogu...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay si dhow ula socoto...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia has issued an official statement addressing the tense security situation in the Gedo...
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has officially appointed Ambassador Aweys Haji...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.