Markab laga leeyahay Ruushka ayaa lagu burburiyay magaalo-dekadeedka la heysto ee Berdyansk, iyadoo labo doomood oo kalena ay waxyeello ka ...
Doorashada kursi ka tirsan kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo khamiis ah ka qabsoontay ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shaaciyay khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee fiidnimadii ...
Meydka Allaha u naxariistee Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo qarax Is-miidaamin ah lagu dilay ayaa waxaa salaadda Janaasada lagula tukaday ...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd ...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow laga soo dejiyay Meydka Marxuumad Xil. Aamina Maxamed Cabdi oo ...
Madaxwayne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ahna ku-simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Khamiis laha ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/risaaq Muuse ...
Xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Cambaareeyay qaraxii Is-miidaaminta ee xalay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagula beegsaday ...
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa uu si kulul u cambaareeyay weerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay lagu ...
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho la keeni doonaa Meydka Marxuumad Xil. Aamina Maxamed Cabdi oo xalay lagu dilay qarax Is-miidaamin ah ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo horey loogu...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in ay si dhow ula socoto...
Mogadishu – The Federal Government of Somalia has issued an official statement addressing the tense security situation in the Gedo...
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has officially appointed Ambassador Aweys Haji...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.