Waxaa jirta feejignaan sare oo la galiyay hay'adaha ammaanka ee Dowlad-deegaanka kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in xadka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa waxaa ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool kulan kula qaatay Taliye ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka bilowday Maxkamaddeynta Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri oo Isniin ah waxaa ay kulan gaar ah ku yeelan doonaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalka ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. Madaxweyne ...
Maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta keentay Go’aankii ay laanta Afka Soomaaliga ah ee Idaacadda BBC-da ...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Deeq gargaar ah u dirtay Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur ...
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, ka dib ...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay toogasho ku dilay Nin hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab, isla markaana isku dayey ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta kusii jeeda Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo hoggaaminaya wafdi...
Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah magaalada Garoowe loogu raro ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.