• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Orod-yahanka Mo Farah oo sheegay inuu dareemayo sidii qof Ajnabi ah, una tegi karin Familkiisa ku nool Maraykanka.

Bilan Media by Bilan Media
January 29, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Halyeeyga Orodka ee Somali-Biritish-ka ee Mo Farah waxa uu galabta Bartiisa Twitterka soo dhigay Farriin uu walaac kaga muujiyey go’aankii uu Donald Trump ku xayiray  inay dadka Muslimiinta  soo galaan Maraykanka.

Mo Farah waxa uu ugu baaqay Donal Trump in Xayiradda cusub ee Musslimiinta keentay walaac weyn iyo inuusan awoodi karin inuu soo booqdo Qoyskiisa oo ku sugan Maraykanka.

Waxa uu sheegay inuu Madaxweynaha cusub ee Maraykanka ka dhigay isaga  sidii qof Ajnabi oo kale, kadib, markii uu Trump jimcihii hore soo saaray Sharciga cusub ee Muwaadiniinta ka kala imaanayo Somalia, Syria, Iran, Iraq, Libya, Sudan iyo Yeman looga mamnuucay inay Fiiso ku soo galaan Maraykanka muddo 90-maalmood.

Mo Farah oo haysta Labada Dhalasho ee Somali iyo British waxaa haatan laga xayiray inuu galo Maraykanka, haalkaasi oo ay ku nool yihiin Xaaskiisa  iyo afartiisa carruur.

Hadal-qoraalka oo uu maanta uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka, waxa uu ku yiri:- “Anigu waxaan ahay Muwaadin British oo ku noolaa Maraykanka 6-dii sanno ee la soo dhaafay, aad u shaqeeyey, bixiyey canshuuraha, qeyb ka geysta Tabaruca Bulshadda”.

Waxa uu intaasi ku daray inuu carruurtiisa ilaa 4 ah  isugu keenay hal meel, o oay haatan dhahaan Guri.

“Waxaan aad uga walaacsanahay inaan u sheego Carruurtayda inuusan Aabe awoodi karin inuu yimaado guriga, si uu idinkugu sharxo sababata ii Madaxweynuhu u soo saaray Siyaasad ka timid meel Jaahilnimo iyo nacayb leh” ayuu sii raaciye Mo Farah.

 

Duqa magaalladda London, Sadiq Khan oo ah qofkii ugu horreyey oo Muslim  ah oo Duq magaallo ka noqdo magaalladda ugu weyn Galbeed ayaa ku baaqay in la joojiyo socdaalka uu Donald Trump ku imaan lahaa Britain.

Isagoo la hadlayey Tleefishinka Sky News waxa uu sheegay inay Xayiraadaasi tahay caddowtooyo iyo wax aad ceeb u ah.

“Inta ay xayiraadu jirto, marnaba  Roog  Cas  “The red carpet” uma dhigi doono Madaxweyne Donald Trump ayuu sii raaciyey .

Siyaasadda cusub ee Donald Trump waxay horseeday cambaarayn baahsan oo ka timaada Caalamka oo dhan.

Kumanaan qof ayaa xalay dibadbaxyo kja dhigay Garoomadda Diyaaradaha ee Maraykanka, iyadoo Dibadbaxyo kjale maanta la qorsheeyey.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

QM iyo Kenya oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia iyo Hawlgalka AMISOM.

Next Post

Haweeneydii keliya ee murashax Madaxweyne ahayd oo aan is-diiwaan gelinin iyo Is-diiwaan gelintii oo la soo xiray.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Next Post

Haweeneydii keliya ee murashax Madaxweyne ahayd oo aan is-diiwaan gelinin iyo Is-diiwaan gelintii oo la soo xiray.

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

by Liban
May 11, 2025
0

Koogaar (also known as Burdheere), Middle Shabelle Region – Two civilians were killed early this morning in a targeted attack...

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

by Liban
May 11, 2025
0

MOSCOW / KYIV / ISTANBUL —Russian President Vladimir Putin has declared his readiness to engage in direct peace talks with...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

by Liban
May 11, 2025
0

Washington, D.C. – In a major diplomatic shift with wide-reaching geopolitical consequences, the United States is on the brink of...

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
English News

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
English News

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

"Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS"

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
  • Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
  • Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00