DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Agagaarka Madaxtooyada

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhaw laga maqlay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Xarunta Beerta Nabadda halka warar kalena ay sheegayan in Hotelka SYL lagu weeraray qaraxasi.