Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Da’ud Aweys Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Chaine Fea Shengchao
Wasiirka Warfaafinta XFS Da’ud Aweys ayaa Safiirka China uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee Safaaraddu lagarabtaagantahay Wasaaradda Warfaafinta, isagoo ka codsaday in lasii xoojiyo taageerada iyo wadashaqeynta labada dhinac.
Safiirka China Fea Shengchao ayaa isna ballanqaaday in ay xoojinayaa taageerada Safaaradda ay siiso wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.