• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maxaa looga hadlay Kulankii dhexmaray Ergeyga Qatar iyo Midowga Musharaxiinta?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 3, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa habeenkii xalay aheyd kulan gaar ah la qaatay qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka Dr. Mutlaq Al-Qahtani oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Inta uu socday kulanka dhexmaray Ergeyga iyo Musharaxiinta ayaa looga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda Cakiran ee dalka, marxalada kala guurka iyo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa.

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in arrimaha kulanka lagu soo hadal qaaday ay ku jireen taageerada Dowlada Qatar la garab taagneed Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha hay’addaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA Fahad Yaaasin.

Musharaxiinta ayaa Dr. Mutlaq Al-Qahtani u sheegay in Qatar ay ku eedeynayaan in afartii sano ee la soo dhaafay taageero la garab taagnayd Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin, isla markaana u sheegay in la dhibaateeyay Shacabka Soomaaliyeed, waa sida la yiri.

Sidoo kale Musharaxiinta ayaa Qatar iyo Turki ku eedeeyay in qalabkii iyo hubkii ay ugu deeqeen ciidanka Soomaaliya uu Farmaajo u adeegsaday cabburinta shacabka iyo weerarka mucaaradka gaar ahaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, iyo dadweyne banaanbaxayey oo hogaaminayeen siyaasiyiinta Mucaaradka, gaar ahaan weerarkii guriga C/raxmaan C/shakuur 17 December.

Golaha ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka u caddeeyay in xalka iyo kalsoonida uu ku soo laaban karto oo kali ah in Farmaajo kursiga baneeyo, uuna isaga baxo Madaxtooyada.

Musharaxiinta ayaa Dr. Mutlaq Al-Qahtani ka dalbaday in dowladiisu kala shaqeyso Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble sidii uu u qaban lahaa Doorasho xur iyo xalaal ah oo sida ugu dhaqsiyaha badan u dhacda.

Ugu dambeyn Ergeyga ayaa tilmaamay in dowladiisu aysan shakhsiyaad taageerin, balse ay taageereen Dawlad Soomaaliyeed, isagoo sheegay in ay Farmaajo gaarsiiyeen fariin adag oo ay ka soo wada shaqeeyeen dowlada Maraykanka.

Kulanka ayaa waxaa Midowga Musharaxiinta Mdaxweynaha uga qeyb galay Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamud, Xildhibaan C/qaadir Cosoble, Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Previous Post

Midowga Yurub oo War kasoo saaray Ciidanka Milateriga ee ku sugan Muqdisho

Next Post

Ergeyga Qatar oo kulan la qaatay saddex Madaxweyne maamul Goboleed

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post

Ergeyga Qatar oo kulan la qaatay saddex Madaxweyne maamul Goboleed

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, has extended heartfelt congratulations to the Government and people...

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Mogadishu, – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, tonight hoisted the Somali national flag...

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Addis Ababa, – For Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas, the former Prime Minister of Somalia and one-time President of Puntland,...

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

by Gesey Liban
July 1, 2025
0

Doha, — A high-level meeting between Qatar’s Prime Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani and Somaliland President Muse Bihi...

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
English News

AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary
English News

President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan
English News

“It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes
English News

Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump Lifts Syria Sanctions in Bold Push for Middle East Peace Deal with Israel
English News

Trump Lifts Syria Sanctions in Bold Push for Middle East Peace Deal with Israel

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Heights for Somalia: President Hassan Launches Modern International Airport in Warsheekh
English News

Revealed: New Mogadishu Airport Project to Cost Nearly $1 Billion

July 1, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • AU Commission Chair Sends Message of Solidarity on Somalia’s Independence and Unity Day
  • President Hassan Sheikh Hoists National Flag at Villa Somalia in Honor of Somalia’s 65th Independence and Unity Anniversary
  • “It’s a Big Task, But I’m Ready”: Dr. Gaas Opens Up About His New Role as AU Envoy to South Sudan
  • Qatar’s Statement Sends a Diplomatic Blow to Somaliland’s Independence Hopes

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00