Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hatan ku guda jira kormeer uu ku sameynayo Xarumaha Maxkamada Sare,Maxkamadaha Gobolkan Banaadir iyo tan Racfaanka.
Ujeedka kormeerka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in uu warbixino ka dhageysto Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo howlwadeenada kale ee Maxkamada Sare.
Haatan waxa uu ku guda jira kormeer uu ku sameynayo Maxkamadaha Gobolka Banaadir.
Goordhow la socda Sawirrada kormeerka Madaxweynaha.