Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo gaaray Degmada Cadale

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Degmada Cadale kusoo dhoweeyay wafdi ay hogaaminayeen Madaxweynayaashii ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu soo baxay soo dhoweynta Madaxweynayaashii hore iyagoo si wadajir ah kaga mahadceliyay soo dhoweynta loo sameeyay.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle oo soo dhoweynta ka hadlay ayaa madaxda iyo wafdiga ay hogaaminayaan kusoo dhoweeyay Degmada Cadale oo ah degmo xeebeed qurux badan.

Comments
Loading...