Kadib dagaal weli ka socda deegaanka Tukaarq ee Gobolka Sool ayaa Madaxtooyada ayay dagaalkaas Warkas oo saartay Madxtooyada  Puntland.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Ciidamada Soomaaliland ay weerar gardaro ah kusoo qaadeen fariisinka Ciidamada Puntland ay ku leeyihiin meel u dhow deegaanka Tukaraq.
Sidoo kale waxaa Qarka qoraalka ah lagu sheegay in Puntland ay marwalba kazoo horjeedo in dhiig soomaliyeed halkaasi ku daato.
Hoos Akhriso Warka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland.