Kaalin Shidaal oo ku taala Garowe oo Goor dhaweyd dab ka kacay

Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Garowe Ee Maamulka Puntland ayaa Lasoo Warinayaa in uu ka kacay Dab khasaare Dhaliyay.

Kaalinta Shidaal ee uu dabka ka kacay ayaa waxaa magaceeda lagu sheegay Kalyaxeed.

Lama oga khasaaraha dhabta ah balse waxaa lagu guuleestay in dabka durba la damiyo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor