Afhayeenka Boliska dalkaasi, ayaa sheegay in la xiray 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin Maleeshiyo ka hawlgasha dalkaasi oo xiriiri la leh Daacish.
Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay qorsheynayeen inay qaraxyo ka geystaan Baraha Ciiddanka Boliska ee ku yaalla Degmooyinka dalkaasi.
Afhayenka Boliska ee dalkaasi waxa kale oo uu tilmaamay in ay Eedeysanayaasha ka soo qabteen Goballadda  RIYAU iyo BSULAWEESI.