Xubno ka mid ah Guddiga FEIT oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga Mudane Muse Gelle Yusuf, oo u aaday Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Koonfur Galbeed xallinta tabashadii ka soo laabatay 3 kursi oo deegaan doorashadoodu ahayd Koonfur Galbeed, ayaa go’aan ku soo saaray in kuraasta HoP204, HoP103 iyo HoP#154.
Gudiga ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed, Waxaa sido kale guddiga ay sheegeen in lagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#154.