Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Dhuusamareeb.
Gudiga ayaa soo xulaya Ergada kuraasta kala ah; HOP139, HOP051 iyo HOP49