Golaha Bad Baadada Qaran oo Muqdisho looga dhawaaqay

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku midoobeen, Jubaland, Puntland, Midowga Musharrixiinta iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagaga dhawaaqey Xamar. Waxaa guddoomiye laga dhigey Cabdi Xaashi guddoomiyaha Aqalka sare.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor