• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dowladda Somalia oo soo dhaweysay War-murtiyeedkii Shirka Dalalka G7

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 20, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Somalia welcomes the UN General Assembly for adopting Measures to Combat Islamophobia
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay Jasiiradda Capri ee dalka Talyaaniga intii u dhexeysay 16-19 bishan April.

Dowladda ayaa boggaadisday diirad saarida shirka ee Geeska Afrika iyo Soomaaliya, iyagoona ammaanay sida ay uga go’an tahay dalalka G7 horumarinta nabadda, amniga, iyo xasilloonida gobolka.

Dowladda Somalia ayaa qirtay dadaalkooda dalalka G7 wax ka qabashada cunno-yarida, saboolnimada , loolanka hubaysan, cimilada daran iyo barakaca, waxa aan qiimaynaynaa howlaha gargaarka bani’aadannimo iyo iskaashiga caalamiga ee wax looga qabanayo caqabadahaasi.

“Soomaaliya waxa ay u heellantahay taageeridda nabadda iyo amniga gobolka, waxa ayna ku howlantahay xoojinta iskaashiga ay la leedahay G7 iyo bah-wadaagta caalamiga si loo xaqiijiyo nabad waarta iyo barwaaqada Geeska Afrika. Si kastaba ha ahaatee, wadahadal lala furo Itoobiya ayaa ku qabsoomi kara oo qura iyadoo gebi’ahaan laasha is-afgaradkii sharci-darrada ahaa ee ay la gashay gobollada Waqooyi ee Soomaaliya (Somaliland), ayna muujiso in ay si buuxda u xurmaynayso midnimada iyo qarannimada Soomaaliya iyo mabda’a aan oggolaanayn in dal uu farageliyo arrimaha gudaha dal kale” ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa ka mahadcelisay qiridda horumarka ay ka samaysay hannaanka dowladnimada, dhaqaalaha iyo amniga.

“Waxaa naga go’an inaan dardargelinno dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, sidoo kalena xoojinno hey’adaheena. Sida habsamida leh ee mas’uuliyadda amniga looga wareejinayo Howlgalka ku-meelgaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) waa mid muhiim u ah amniga qaranka. Soomaaliya waxa ay si firfircoon ula kaashanaysaa Midowga Afrika iyo bah-wadaagta caalamiga si loo qorsheeyo, loona fuliyo kala-guurkan si wax ku ool ah, iyadoo la sii ambaqaadayo horumarinta awoodaha amni ee dalka iyadoo taageero laga helayo beesha caalamka” ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Qoraalka.

Previous Post

Dalalka G7 oo War kasoo saaray xiisada Soomaaliya iyo Itoobiya

Next Post

Dad farabadan oo ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen oo la qalibantay

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay
Warar

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay

July 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari

July 14, 2025
Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot
Caalamka

Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot

July 14, 2025
Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”
Warar

Madaxweyne Deni: “Bulshada Puntland waa inay laba indhood yeeshaan inta lagu jiro hawlgalka Hillaac”

July 13, 2025
Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine
Caalamka

Kim Jong Un oo Ruushka Siiyay Taageero Aan Shuruud Lahayn Dagaalka Ukraine

July 13, 2025
Next Post
Dad farabadan oo ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen oo la qalibantay

Dad farabadan oo ku geeriyooday Doon ay saarnaayeen oo la qalibantay

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay

by Ilhaan
July 14, 2025
0

Shirka dhammaystirka dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo ayaa galay maalintiisii labaad maanta, iyada oo si weyn diiradda loo saarayo ajandayaal muhiim...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari

by Ilhaan
July 14, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda iyo shacabka Nigeria ka dib...

Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot

Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot

by Ilhaan
July 14, 2025
0

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Axaddii ku dhawaaqay in Mareykanku uu dalka Ukraine u diri doono gantaallada difaaca cirka ee...

Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

by Liban
July 14, 2025
0

Lamu, Kenya – In a move aimed at deepening bilateral cooperation and supporting development in regions with a strong Somali presence,...

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay
Warar

Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot
Caalamka

Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora
English News

Somali Envoy Visits Kenya's Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”
English News

President Hassan Sheikh: “The Federal Government of Somalia Stands in Full Solidarity and Shares Condolences with the Government of Nigeria”

July 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay
Warar

Howlgal Ballaaran oo Lagu Sugayo Amniga Gaalkacyo oo Lagu Qaaday Xalay

July 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Shirka Dhismaha Maamul Goboleedka SSC-Khaatumo oo Galay Maalintiisii Labaad, Khilaafyo iyo Doodo Adag oo Soo Baxay
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Madaxweynihii Hore ee Nigeria Muhammadu Buhari
  • Trump: Mareykanka Wuxuu Ukraine U Dirayaa Gantaallada Difaaca Cirka ee Patriot
  • Somali Envoy Visits Kenya’s Lamu County to Boost Investment and Strengthen Ties with Somali Diaspora

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00