Magaalada Dhuusamareeb waxaa si toos ah uga socota Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo dhawaan geeriyooday.
Waxaa ku tartamaya ilaa sadex Musharax kursigaan oo ka banaan Golaha Shacabka,kuwas oo kala ah Cabdulahi Faarax wehliye iyo Maxamed Cilmi Afrax ( Mideeye).
Radiodalsan.com kala socda Natiijada doorashadaas.