• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dhoolatus Milliteri oo loogu magac daray “Onkodka Waqooyi” oo ka bilaaban doona Sacuudiga.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 15, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

3,500 Askari oo ka kala socda ku-dhawaad 20-Waddan oo isugu jira dalalka Carabta iyo  kuwa Islaamka ayaa ku sii qulqulayo W/bari ee Sacuudiga, si ay uga qeyb galaan Dhoolatuskaasi oo bishan Feberaayo 26-da ka bilaaban doonto Saldhigga Milliteri ee Boqor Khaalid.

Dowladaha ka qeyb galayo Hawlgalka “Onkodka Waqooyi” waxay ka kala socdaan dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga, Sudan, Baxrayn, Imaaraadka, Kuwayt, Urdun, Masar, Jabuuti, Cumaan, Pakistan, Malaysia, Moroko, Chad, Tunisia, Murutaniya iyo Senigal.

Dhoolatuskan ayaa ah kii ugu horreeyey Taariikhda ee ay Ciiddamo ka kala socda Dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka si wadajir ah uga sameeyaan dalka Sacuudiga.

Bishii December ee sannadkii hore, Dalka Sacuudiga waxaa looga dhawaaqay Isbahaysi ay ku mideysan yihiin 35 Dowladood, kuwaasi oo u midoobay Hawlgalka La-dagaalanka Argagixisadda.

North_Thunder_Final_Log_2016 KSA000 KSA

©Radio Dalsan

Previous Post

Muwaadin Somali oo tooreey ku cabsi geliyey Nin kale oo loo gudbiyey Xabsiga Malta.

Next Post

Wasiirkii Gaashaandhiga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo ku geeriyooday qarax ka dhacay KM 4.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

May 12, 2025
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Next Post

Wasiirkii Gaashaandhiga ee Xukuumaddii Nuur Cadde oo ku geeriyooday qarax ka dhacay KM 4.

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

by Liban
May 12, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A contingent of Somali pilgrims has arrived in the Kingdom of Saudi Arabia to perform the Hajj...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr....

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
  • A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00