Maxamed Qanciye, oo ah Agaasimaha Radio Afgooye, oo lasoo xiriiray Idaacadda Dalsan ayaa sheegay in uu xalay ka badbaaday isku day lagu dililahaa, sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu sheegay in isagoo u socday hooygiisa oo ku yaala degamadda Afgooye ay kooxu uu sheegay in ay hubeysnaayee ay dhowr xabadood ay la dhaceen balse uu ka baxsaday goobta.
Halkaan ka dhegeyso