Banaan baxaaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa waxaa dhigay Gadiidleyda magaalada Muqdisho kuwaas oo ka cabanayay lacago ceymis aad u fara badan oo dhawaan lagu soo rogay.
Qaar kamida Darawalada Gaadiidka Dadweynaha ayaa warbaahinta u sheegay ay ka cabanayaan Shirkada Takaful oo ay sheegeen iney heshiis la gashay dowladda Soomaaliya taasoo kusoo rogtay lacago fara badan oo Caymis.
Muqdisho ayaan maanta la heyn wax gadiid BL-ah waxaana dhinaca kale dadka shacabka ay lagu arkayaa wadooyinka iyagoo lugeynaya waxaana dhinaca kale sarakac laga dareemayaa qiimaha lagu raaco Motooyinka Bajaajka.
Halkaan ka dhegyso.