Taliyaha qeybta Police-ka Gobolka Mudug ee Puntland C/waaxid C/dulle Warsame oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay tira koobayaan Imaamyada masaajidda iyo Macalimiinta Duqsiyada Quraanka iyo Kuwa Maadiga si loo diwaan galiyo.
Talabadaas ayuu sheegay in looga gol leeyahay sidii loo xaqiijin lahaa amaanka si aan loogu soo xer milmin waxana uu ugu baaqay dhinacyadaas in ay la shaqeyaan lamaha amaanka ee Mudug.
Halkaan ka dhageyso.